3393 Views

DHAGAYSO:-Dagal Xoogan Oo Xalay Kadhacay Deegaanka Ee Xeerale

DHAGAYSO:-Dagal Xoogan Oo Xalay Kadhacay Deegaanka Ee Xeerale
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 06, 2017 —Dagaalkaan oo gesytay khasaare Dhaawacyo ah ayaa Xalay ka dhacay Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Sida wararku Sheegayaan Dagaalka ayaa udhaxeeyay Laba kamid ah Beelaha Degaankaasi, Kuwaasi oo la sheegay in ay kala Taabacsan yihiin Maamullada Ahlusunna iyo Galmudug.

Inta la Hubo Dagaalkaas waxaa ku Dhaawacmay Laba Ruux oo la sheegay in ay Ahaayeen Maleeshiyaadkii Dagaalamaynuur farax heed oo kamid ah Dadka wax gardaka Xeraale ayaa Qadka Taleefanka Qaranimo .comugu sheegay in aan la ogayn Waxa uu salka ku Hayo Dagaalka, Balse waxa uu xaqiijiyay in Dagaalka uu ahaa Mid Xoogan oo Socday Muddo Saacad ah.

Halkan Ka dhagayso 

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment