2574 Views

Ururka IGAD oo aqbalay in uu ka qayb galo dib u heshisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna

Ururka IGAD oo aqbalay in uu ka qayb galo dib u heshisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 06, 2017 — Qoraal uu ku saxiixnaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisal wasaaraha dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Keynaan oo ku taariiqeysneyd 27/04/2017 ayaa loo direy urur goboleedka IGAD kaasoo loogaga codsanayay inay ka qeybqaadato fududeynta sidii dib u heshisiin loogu sameyn lahaa Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Hase yeeshee urur goboleedka IGAD ayaa ka jawaabista warqadan ay soo gaartay illaa iyo maanta oo ah 6da June 2017, balse waxaa uu aqbalay codsiga ay dowlada federalka u gudbisay ee ahaa in ay ka qeybqaadato wadahdalada lagu heshiisiinayo maamulka Galmudug iyo ururka Ahlu Sunna oo maamula qeybo kamid ah gobolka Galgaduud.

WARQAD-1

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment