2565 Views

Isgaarsiinta Baardheere oo maanta Hawada ka maq

Isgaarsiinta Baardheere oo maanta Hawada ka maq
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 08, 2017 —Waxaa maanta ka maqan Hawada Isgaarsiintii Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo sida wararka nagu soo gaarayaan.

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo ka wada degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Howlgalladaan ayaa Saraakiil ka tirsan maamulka Gobolka Gedo sheegeen in la doonayo in deegaanada ku dhow dhow degmadaasi looga saaro Al Shabaab.

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca weeraro ay ka geystaan Dagaalyahanada Al Shabaab.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment