2661 Views

Dhagayso:–Dowlada Sacuudiga Oo Soomaaliya Ku Cadaadinaya In Qatar Ay Xiriirka U Jarto By Reporter Last updated Jun 10, 2017

Dhagayso:–Dowlada Sacuudiga Oo Soomaaliya Ku Cadaadinaya In Qatar Ay Xiriirka U Jarto  By Reporter  Last updated Jun 10, 2017
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 10, 2017 Dowladda Sacuudiga ay la sheegayaa inay dowladda Soomaaliya ku cadaadinayso sidiii ay xirirka ugu jari lahayd Qatar.

Warar aan ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dhaqaale Sacuudigu uu u balan qaaday inuu siinayo Soomaaliya uu dib u dhac ku imaan karo haddii ay Soomaaliya ay mowqifkeeda ku adkaysato oo aysan Sacuudiga taageerin.

Wasiirro ka socda dowladda Somalia ayaa ka soo noqday safar ay ku tageen Sacuudiga, waxaana la sheegay inay la kulmeen oo kaliya agaasimayaal, halkii markii hore qorshuhu ahaa inay la kulmaan wasiirada dhigooda ee Sacuudiga.

Safiirka Scuudig u fadhiya Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlaya Arimaha ka imaankara Arinta Sucuudiga iyo Qatar.

 

halkan ka dhagayso 

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

 

 

 

 

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment