2328 Views

DAAWO SAWIRADA:-Shir Hordhac ah Oo Galkacyo Ay Kuwada Yeesheen Ma’uuliyin Kala Socda Maamulada Putland Iyo Galmudug

DAAWO SAWIRADA:-Shir Hordhac ah Oo Galkacyo Ay Kuwada Yeesheen Ma’uuliyin Kala Socda Maamulada Putland Iyo Galmudug
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 13, 2017——Shirkaan oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka kala socotay maamulada Puntland iyo Galmudug kaas oo looga hadlayay dagaaladii ka dhacay Gobolka Mudug.

Intii uu shirkaasi socday ayaa waxaa si aad ah looga dooday in lagu dadaalo in markale dagaaladaas aysan soo laaban,islamarkaana laga tigtoonaado waxyaabaha soo celin kara dagaaladaas.

Masuuliyiintii ka kala socotay Galmudug iyo Puntland ayaa isku raacay in halkaan laga sii wado kulmada joogtada ah ee lagu xalinaayo dagaal beeleedyada soo laab laabtay.

Warar kii ugu dambeeyy ee na soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta sidoo kale isla Gaalkacyo lagu qaban doono kulamo kale ku waas oo daba jooga kuwii horay u dhacay.

01 02. 03 04

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment