3888 Views

Kooxda Basketball-Ka Ee MUQDISHO CITY Oo Caawa Ka Adkaatay Kooxda MOMBASA CITY

Kooxda Basketball-Ka Ee MUQDISHO CITY Oo Caawa Ka Adkaatay Kooxda MOMBASA CITY
____________________________________________________________________________
Muqdisho  | QOL | June 13, 2017——Kooxda basketball-ka ee MUQDISHO CITY ayaa caawa 83-62 ku garaacday kooxda MOMBASA CITY tartanka magaalooyinka bariga Afrika.
Kulanka labaad waxey la ciyaari doonaan kooxda Jubba City ee South Sudan habeen dambe, haddii ay badiyaan Semi Final ayay u gudbi doonaan.
Magaalooyinka Nairobi, Kampala, Mombasa, Daarasalaam iyo Jubba ayaa ku wehliya Muqdisho tartankan
kooxda banadir city p3 p4 p5 p6 p7

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment