2526 Views

Wafdi Uu Hogaaminyo Wassirka Gaashandhiga Oo Gaaray Laanta Buuro

Wafdi Uu Hogaaminyo Wassirka Gaashandhiga Oo Gaaray Laanta Buuro
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 13, 2017——Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo sidoo kale Abaanduulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta degaanka Laanta Buuro ku booqday ciidamadii Milatariga ee dhawaan laga saaray Magaalada Muqdisho.

Ciidamada  halkaasi lagu diyaariyay,waxaana loogu tala galay in ay Weerar ku qaadan dagaalyahanada Al-Shabaab.

Abaanduulaha Ciidamada Cabdullaahi Cali Caanood ayaa Wararku waxa ay sheegayaan in Saraakiisha Ciidamada uu u sheegay in ay isku diyaariyaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya dhawaan ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay qaadi doonaan howlgal culus oo Shabaab ka dhan ah.

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment