3552 Views

Al Shabaab oo werar xogan ku qaaday fariisimo ciidamada AMISON ay ku leeyihiin duleedka Baladweyne

Al Shabaab oo werar xogan ku qaaday fariisimo ciidamada AMISON ay ku leeyihiin duleedka Baladweyne
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 14, 2017—– Al Shabaab ayaa xalay weeraray Fariisin ay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Dan Subagle oo dhaca Koofurta Magaalada Baaldweyne.

Weerarka oo dhacay Xilli Saq Dhexe ah xalay ayaan weli la ogeyn Khasaaraha ka dhashay.

Waxaana la sheegay in waqti kooban uu socday dagaal fool ka fool ah oo ka dhashay weerarkaasi.

Ma jiro faah faahinno ay Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Fariisimaha la weeraray  ka bixiyeen  weerarkaasi.

.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment