3738 Views

Dag -Dag :-Qarax Xoogan Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho

Dag -Dag :-Qarax  Xoogan Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 14, 2017—Qarax aad u weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa mid si xooggan looga maqlay magaalada oo dhan.

Sida ay sheegayaan wararka qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ka dhacay maqaayad lagu magacaabo Posh Treats oo ku dhow Isgoyska Banaadir.

Maqaayadan ayaa ah meelaha aadka ugu kulmaan dhalinyarada, sidoo kale waxaa muddooyinkan aheyd meel dadku ay aad ugu afuri jireen

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya qaraxa, waxaana warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in qaraxa kadib la maqlay rasa

Lasoco Wixii Ku Soo Kordhaa 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment