5442 Views

Dhagayso:-Wasarada Amniga Soomaliya Oo Ka Hadshay Howlgalada Aywadaan Ciidamada Xasilinta Casimada

Dhagayso:-Wasarada Amniga Soomaliya Oo Ka Hadshay Howlgalada Aywadaan Ciidamada Xasilinta Casimada
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 14, 2017Afhayeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud ayaa Saxaafadda u sheegay in howlgallada ka socda Muqdisho lagu xaqiijinaayo Ammaanka , islamarkaana lagula dagaalamaayo Al-Shabaab.

Waxaa uu ku hanjabay in howlgalladaasi la sii xoojin doono tan iyo inta dagaalyahanada Al-Shabaab laga saarayo Soomaaliya.

Halkan Ka Dhagyso 

Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa sidoo kale xusay in Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya ay garab taagan yihiin ciidamada howlgallada wadda ,islamarkaana ay la Afuraan.

Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgallo xooggan waxa ay ka waddeen Magaalada Muqdisho.

 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment