2820 Views

QM oo War ka soo saartay weerarada Burcad-badeeda Soomaalida

QM oo War ka soo saartay weerarada Burcad-badeeda Soomaalida
____________________________________________________________________________
Muqdisho  | QOL | June 14, 2017— Mas’uulka QM u qaabilsan la dagaalanka burcad badeeda Soomaaliya ayaa sheegay in ka bixitaanka NATO xeebaha bariga Afrika ay sababta ugu weyn ay tahay inay markale soo baxaan burcad badeeda Soomaaliya oo bilhii ugu danbeeyay qaaday weeraro ka dhan ahaa Maraakiibta biyaha badweynta india ku socdaasha.
ALan Kol oo suxufiyiinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka digaayo in Maraakiibta dagaal ee wali ku harsan biyaha Soomaaliya inay wadamadooda dib ugu laabtaan.
lixdii bilood ee lasoo dhaafay ilaa lix dhacdooyin ayaa jira oo ay burcad badeedu Sameeyen kadib daganaanshiyo laga dareemay 5sano xeebaha Soomaaliya.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment