21747 Views

Sawirada :- Wasiirka Amniga oo gaaray goobtii uu caawa ka dhacay qaraxa

Sawirada :- Wasiirka Amniga oo gaaray goobtii uu caawa ka dhacay qaraxa
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 14, 2017— Ciidamada Ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa haatan ku sugan goobka uu ka dhacay Qaraxa, waxaana sidoo kale gaaray Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay Wasiirka Amniga Soomaaliya.

Wariyaha Wakaaladda SONNA Ismaaciil Muqtaar Cumar oo gaaray halka uu Qaraxa ka dhacay ayaa soo sheegaya in Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa lagu Qarxiyay Banaanka Hore ee Maqaayada Posh.

Inta la ogyahay ilaa iyo Sagaal Qof ayaa ku dhimatay waxaana sidoo kale dhaawacmay dad kale kuwaas oo haatan la geeyay Isbitaalada magaalada Muqdisho.

Waxaa socda Baaritaano ay wadaan Ciidanka Ammaanka ee dowladda Soomaaliya, sida ay sheegeen Saraakiisha dowladda.

22 33 88

.

.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment