3753 Views

Daawo Sairada:- Ciidamada xasilinta oo feejignaan dheerad ah lagalashay

Daawo Sairada:- Ciidamada xasilinta oo feejignaan dheerad ah lagalashay
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 15, 2017— Feejignaan dheeri ah ayay muujinayaan ciidamada xasilinta amniga Muqdisho kadib weerarkii ku bilaawday qaraxyada ee lagu qaaday  Maqaayadda Pizza House kaas oo dad badani ay ku dhinteen.

Wadooyinka iyo Isgoysyada Waaweyn ee Magaaalda Caasimadda ee Muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo isku darees ah oo ka tirsan kuwa xasilinta amniga Muqdisho ku waas oo laga dareemayo feejignaan dheeri ah si ay amniga u xaqiijiyaan.

Ciidamada ayaa baaraya Gadiidka iyo sidoo kale dadka saaran,waxana la arkayay Shacabka oo dhankooda ku qanacsan howlgalka ay wadaan ciidamada xasilinta amniga Muqdisho.

0000001 000000002 000000003 00000000000000004

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment