14025 Views

Sawirada :- Dhismaha wadada sodonka oo heer sare mareyso

Sawirada :- Dhismaha wadada sodonka oo heer sare mareyso
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 15, 2017— Wadada Weyn ee Sodonka Oo Dhagax Dhigay R/Wasaara Soomaliya Horanta  Bisha Aanu Soodhafanay ayaa iminka umuuqanaysa Mid Meel Wanagsan Marysa Dhismaheeda.

Mas ‘uuliyiinta Ugu  Saraysa Shirkada Dhisaysa Wadan Oo Si Hoose Kaga Xogwaramay Qoraal  Bahiyah Qaranimo.com ayaa sheegay In ay Siwayn udar dar galinayaan dhismaha wadadan.

Isaga Oo Sheegay In Ay isku wadaan cara qaraadista iyo saarista Laamiga wadan “si wacan ayaa Howsha u wadnaa anaga oo u adeegayna dadka shacabka ah waxaa meel wanagsan inoo maraya dhismah wadad sodonka taasi oo hada aan marsiinayno isgooska al Baraka ee magalada Muqdisho”

Waxaa sidaas inoo sheegay mid kamidah madaxada shirkada kulmiye oo wadadn dhiseysa.

Xukuumada R/wasaare Kheyre Ayaa Wax  ay sheegtay in ay ku dadaali doonaan Soocelinta Bilicda Caasimada Dalka.

 

001 0002 00000003

Sawir Qaade:- Nuuradiin Maxamad Axmed 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment