2853 Views

Dhagayso :- Maamulka Ahlusun oo ka hadlay dagaalbeeledka kajira qayba kamidah Galgaduud

Dhagayso :- Maamulka Ahlusun oo ka hadlay dagaalbeeledka kajira qayba kamidah Galgaduud
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 16, 2017— Madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlusuna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedyada ka soconaya xuduuda gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Waxa uu sheegay Madaxweynaha Ahlusuna in maamulkiisa uu ka qeyb qaadanayo xalinta dagaalka ka soo cusboonaaday xuduuda gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Dagaal beeleedyada halkaasi ka dhacaya ayaa waxa ay geysteen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay.

Mudooyinkaan Danbe Ayaa Waxaa Dagaalbeeleed Uu Ka Dhacayey Qayba Kamidah Goblka Hiiran Iyo Galgaduud

.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment