582 Views

Caasimadda KMG ah ee Galmudug oo la gu dhawaaqay

Caasimadda KMG ah ee Galmudug oo la gu dhawaaqay

Muqdisho  | QOL | June  19, 2017— Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaqay Caasimadda ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka in ay noqoneyso Magaalada Cadaado.

 sidoo kale waxa uu si ku meel gaar ah u magacaabay wasiir kuxigeenka wasaarada Qorsheynta iyo mashaariicda Goboleedka Dowlad Galmudug.

 

 

1

 

 

 

.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________ 

Share This Post

Post Comment