2928 Views

Dadkii ku dhacawacmay qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo maanta looqaday Sacuudi Carabia

Dadkii ku dhacawacmay qaraxyo ka dhacay Muqdisho oo maanta looqaday Sacuudi Carabia
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June  21, 2017— Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta dalka Sacuudiga u qaatay dadkii ku dhawacmay qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Muqdisho.

dadkaan ayaa qaba dhaawacya kala duwan oo ka soo gaaray qaraxyadaas,kuwaas oo gudaha dalka Soomaaliya wax looga qaban waayay.

Dadka Maanta dalka sacuudiga loo qaaday ayaa waxa ay gaarayan ilaa  14 qof ruux kuwaas oo qaba dhaawacyo kala duwan.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka sii sagootiyay dhaawacyadan garoonka Diyaaradaha Adan-Cadde ee Magaalada Muqdisho si loo soo daweeyo.

Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf oo ka mid ah guddi uu dhawan Magacaabay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa faah afahin ka bixiyay dhaawacyada maanta Sacuudiga loo qaaday

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________ 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment