4758 Views

Dhagayso Warbixn +Sawiro :-Udiyaar Garoowga Ciida Oo Siwen Looga Dareemayo Suuqyada Muqdisho

Dhagayso Warbixn +Sawiro :-Udiyaar Garoowga Ciida Oo Siwen Looga Dareemayo Suuqyada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June  22, 2017– Iyadoo ay fooda inagu soo hayso maalinta farxadda baadan ee ciidul fidriga ayaa suuqyada Magaalada Muqdisho waxaa laga Dareemayaa u diyaa garowga Maalinta Ciida, iyagoo dadkuna ay iibsanayaan dharka, iyo badeecadaha kala duwan.

Goobaha Sida weyn mashquulka looga dareemayo ayaa wax ka mid ah suuqa weyn ee Bakaarah  oo ah suuq lagu iibiyo dharka noocyadiisa kala duwan iyo Macmacaanka sida Buskudka iyo Xalwada.

Qaar kamid ah Dadka ku nool magaalada Muqdisho oo ka dukaamanaysaya suuqaasi ayaa sheegay in xiligan ay u diyaargarobeen dabaaldagga maalinta Ciidul fadriga oo maalmo kooban ay inaga xigaan.

Ganacsatada dharka ee Suuqa Bakaraha  oo iyaguna la hadlay Qaranimo.com ayaa sheegay in dadka ku nool magaalada ay si weyn ugu diyaar garoobeen maalinta farxadda badan ee ciidul fadriga, iyagoona sheegay badankood in Ciidani dhaq-dhaqaaqa ganacsi si wanaagsan uu ku socdo.

Halkan Ka Dhagayso

 

99 mmmmmm yyyyy oo

ss

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________ 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment