4026 Views

Sawiro:-Qarx Maanta Ka Dhacay Muqdisho

Sawiro:-Qarx Maanta Ka Dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June  22, 2017—Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga degmada Waaberi waxana jira khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah uu geestay.

Qof ka mid ah dadka deegaanka degamda Waaberi ayaa sheegay in qaraxas uu ahaa Gaari ay ka buuxaan waxyaabha qarax kaas oo yaalal Albaabka hore ee Saldhiga islamarkana uu qarxay,waxaana Burbur xooggan uu soo gaaray qaar ka mid ah Carwooyin Dharka lagu iibiyo iyadoo ay Maanta ahaayeen kuwo Mashquul ah.

Warar hordhac ah oo soo baxay ayaa waxa ay sheegayaan in uu jiro khasaaro soo gaaray dad rayid ah,iyadoo weli dhimashad qaraxaas aan la xaqiijin karin balse la soo sheegayo in Isbitaalka Daaru-Shifaa la gaarsiiyay in ku dhow 15 ruux.

Ciidamo farabdan oo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaliya ayaa haatan goobta ku sugan kuwaas oo xiray Wadada soo gasha Saldhiga degamda Waaberi.

RRRRRRRRRRRRRRRRR RRRRRRRRRRRRRRRRR DDDDDDDDDDDDDDDDDD 111112

 

 

 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________ 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment