Muqdisho | QOL | June 22, 2017–Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee khasaaraha badan geestay ee ka dhacay Saldhiga degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir.
Wararka ay heleyso Qaranimo.com ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxaas uu ku geeriyooday Wasiirkii Dhlinyarada iyo Ciyaaraha maamulka Jubbaland kaas oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Yuusuf oo lagu naaneeso(Awlibaax)
Waxaaa sidoo kale jira khasaaro u badan dad Shacab ah oo uu geestay qaraxaas.
W/Q:- BASHIIR BARRE ALI
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________
_____________________________________________________________________________________Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________