3405 Views

Dhagayso:-Madxweyne Farmaajo Oo LaShaaciyey In Uu Ku Wajahanayahay Garoowe

Dhagayso:-Madxweyne Farmaajo Oo LaShaaciyey In Uu Ku Wajahanayahay Garoowe
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June  24, 2017—Wasiirka Arimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shacabka ku nool deegaanada Maamulka Puntland islamarkaana dalka Soomaaliya ay haatan ka jiraan qataro badan oo dhanka amniga ah taasina ay la qabto Puntland.

Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay muhiimada Koowaad siin doonto dadka Reer Puntland islamarkaana qorshuhu uu yahay in madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,uu yimaado Puntland gaar ahaan Magaalada Garoowe hadalkaas oo ay Shacabka Puntland aad u soo dhaweeyeen.

Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa,ayaa ku sugan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal,waxana haatan uu wadaa kulamo uu la qaadanayo madaxda ugu sareysa Maamulka puntland.

Halkan Kan Ka Dhgayso 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment