3165 Views

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay Xayiraada ay ka qaaday Muqtaar Roobow Abuu Masuur

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay Xayiraada ay ka qaaday Muqtaar Roobow Abuu Masuur
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June  24, 2017—Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa Amaanay  xarunta Tabarka Military ee Turkigu uu ka Furanayo Dalka Somaaliya, taas oo la Rijeeynayo in si Toos ah loo furo Bilaha Soo socda.

“Xarunta Tababarka Military ee ay Aas-aaseen Saaxiibadeen turkigu, waxaaaa ay noqondoontaa xarun Tababar tii ugu Horeeysay ee ugu Habooneeyd  Ciidamadda Soomaaliya, Taasi waa sababta ay Aad inaga Muhiim inoo tahay” ayuu Yiri Wasiirka Arrimah Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar oo lahadlay wakaaladda Wararka Turkiga ee Anadolu.

“waxaan Rijeeyneeynaa in Saldhigaani uu Xoojin doono Howlkarnimadda Ciidamadeena” ayuu yiri Wasiir Yuusuf.

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in uu isagu Booqday Saldhigga Casriga ah ee ku yaala duleedka Magaaladda Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha Dibbadda Soomaaliaya ayaa sheegay in Bilaha Soosocda la furi doono Saldhigga Balse ma uusan sheegin Waqti Cayiman oo Furitaanka Saldhigaan loo Qorsheeyay.

Saldhiga Turkiga ee Dauleedka Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in uu yahay Saldhigii ugu weeynaa ee Wadanshisheeye uu Tutkigu ka dhisto.

 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment