2655 Views

Muwaadin Soomaliyeed Oo Lagu dilay London

Muwaadin Soomaliyeed Oo Lagu dilay London
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | July  03, 2017—Wararka ka imaanaya Magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo Gaangiistarro ah ay tooreey ku dileen Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mahad Cali oo 18 jir ahaa .

Wiilkaan Soomaaliyeed ayaa la sheegay in uu u dhintay Dhaawac kasoo gaaray Weerar Kooxahaasi ay kusoo qaadeen goob ay ku sugnaayeen dad ka badan 200 oo ruux.

Ciidamada Booliska Magaalada London ayaa waxa ay sheegeen in ay waddaan Baaritaano ku aadan dilka loo geystay Mahad.

Mahad ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa Kooxaha Feerka cayaarta Waqooyiga Magaalada London.

Soomaalida kunool Magaalada London ayaa aad uga naxay Geerida Mahad.

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka  |Qaranimo Online |Muqdisho 

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment