3330 Views

AMISOM oo ka hadashay Dagaalka Al-shabaab

AMISOM oo ka hadashay Dagaalka Al-shabaab
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 8 July 2017 —Ergeyga Gaarka ah ee Midawga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco  Madeira  oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Xarunta Ciidamada AMISOM ee Xalane ayaa ka hadlay Dagaalka lagula  jiro  Al-shabaab.

Francisco  Madeira   ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ay ku heshiiyeen in Shabaab Guud ahaan Dalka oo dhan laga saaro.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa horay u sheegay in Dalka laga saarayo Shabaab Mudo Labo Sano ku siman

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment