2544 Views

Dhagayso:-R/Wasaare Kheyre Oo HabeenNimadii Xalay Booqday Hotelada Magalada Muqdisho

Dhagayso:-R/Wasaare Kheyre Oo HabeenNimadii Xalay Booqday Hotelada Magalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 8 July 2017 —Raysal wasarah Dalka soomaaliya Soomaaliya Mudan Xasan ali Kheyre ayaa habeenimadii xalay ahayd booqday qaar kamidah htelada dalka

isga oo halkaa kula kulmay dad aad u farabadan waxa uuna raysal wasarah kala hadalay sidii ay ula shaqayen lahayeen Iyaga oo sheegay in raysal wasarah soomaliya uu lamid yahay raysal wasaaraayaash a calamka

dhanka kale kheyre ayaa waxa uu baaq u diray dhamaan umada soomaliya waxa uuna sheegay in soomaliya ay manta ubaahantahay hiilo ayna kaga baahantahay shacanka soomaliyeed arintaasina ay gacanka siiyaan dawlada umada soomaliyeed

raysal wasaarah dalka ayaa boqosho kala duwan kubixiyaya xaruma farabadan oo isgu jira kuwa dawladeed iyo kuwa shacab intaba

Balsa Qaar Kamidah Shacabka Soomaliyeed Oo warbaahinta Kula Hadalay Hotelada Muqdisho ayaa argtidooda Ku sheegay In soomaliya Ay Kasiibaxayso Dhibaatadii Ku dhacaday 1991 Taasi Oo Sababtay Bur Bur Soowajaha Kabayaasha Dhaqaale Ee Dalka

Halkan Ka dhagayso 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | MUQDISHO 

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment