2466 Views

Madxweynah Dalka Oo Maanta Daah Furaya Kala Fadhiga

Madxweynah Dalka Oo Maanta Daah Furaya Kala Fadhiga
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 8 July 2017 —Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta lagu waddaa in uu furo kalfadhiga Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Mudanayasha Baarlamaanka ayaa bilihii lasoo dhaafay ku maqnaa Fasax.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxaa lagu waddaa in uu xildhibaanada u jeediyo khudbad dheer oo uu kaga hadlaayo xaaladda dalka uu ku jiro iyo sidoo kale waxqabadkii dowladda Muddii ay jirtay.

Ammaanka qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay , iyadoona wadooyinka soo gala xarunta golaha Shacabka iyo Madaxtooyadda Ciidamada dowladda ay ka waddaan baaritaano culus.

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment