2799 Views

Dhagayso :-Shiikh Nuur Baaruud Gurxan Oo Wacad Kumaray In ay Gacanta Ula Tagi Doonaan Cidii Mooshin Ka Keentaa Madaxada Qaranka

Dhagayso :-Shiikh Nuur Baaruud Gurxan Oo Wacad Kumaray In ay Gacanta Ula Tagi Doonaan Cidii Mooshin Ka Keentaa Madaxada Qaranka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 9 July 2017 —Sheekh Nuur Baaruud Gurxan,oo xalay Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Farmaajo,uu u magacaabay in uu noqdo gudoomiye ku xigeenka Guddiga Qaran ee taakuleynta Ciidamada Soomaaliya ayaa ka hadlay mooshin la sheegay in waayadaan Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ka wadan madaxda Qaranka waxa uuna yiri.

“Diyaar uma nihin mooshin danbe, hadda dadku waxay ku sheekeystaan cadow ayaa wax soo abaabulay, Ilaahey magaciisa ayaan ku dhaartaye maalinta waxaas aan aragno aniga iyo Shacabka Soomaaliyeed iyo intii ila qabta fikirkaas inaan ugu galeyno meelaha ay joogaan oo aan garaaceyno.

Hadalkaan ayaa Sheekh Nuur Baaruud Gurxan waxa uu ka sheegay munaasabadii xalay ee lagu daahfurayay Guddiga taakuleynta Ciidamada Soomaaliya oo lagu qabtay Dugsiga tababarka Gen,kaahiye islamarkaana ay ka qeyb galeen Madaxda Qaranka

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment