3054 Views

Dag–Dag :- Qarax xoogan oo goordhow laga maqalay

Dag–Dag :- Qarax xoogan oo goordhow laga maqalay
____________________________________________________________________________

Pakistaan | QOL | 17 Julay 2017- Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo lagu weeraray xarun ciidamada dalka Pakistaan ay ku leeyihiin Waqooyi Bari dalka Pakistaan.

Weerarka ayaa ka dhacay degmada Khyber Pakhtunkhwa oo ku taalla Waqooyi Galbeed dalka Pakistaan.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa ah Ciidamo ka tirsan Booliska Pakistaan.

Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ku jira Sarkaal Sare oo ka tirsan ciidamada dowladda Pakistaan.

Isbuucii lasoo dhaafay ayaa degmadaasi , waxaana ka dhacay Qarax uu fuliyay nin waday Mooto.

.

Xafiiska Wararka |Qaranimo Online | Pakistaan.

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment