2139 Views

Maamulka Putland Oo Baaq Horleh Loojeedinayo

Maamulka Putland  Oo Baaq Horleh Loojeedinayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 20  Luulyo 2017 – Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland ayaa waxaa loogu baaqay in ay si weyn uga fiirsadaan Wasiirada uu keeni doono Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Cabdi Bare Yuusuf oo ka mid ahaan jiray Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Wasiirada cusub ay noqdaan kuwo waxbadan kusoo kordhin kara maamulka Puntland.

Wasiiradii hore ee ku fashilmay Shaqadda ayuu tilmaamay in ay muhiim tahay in laga ilaaliyo in lagu soo daro Wasiirada cusub.

Xilligaan ayuu xusay in dhibaato culus oo dhanka Ammaanka ah in ay ka taagan tahay degaanada maamulka Puntland.

 

Xafiiska Wararka |  Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment