2238 Views

Dowladada Kenya oo dib u fureysa sohdinta ay la wadaagto Somaliya

Dowladada Kenya oo dib u fureysa sohdinta ay la wadaagto Somaliya
____________________________________________________________________________

Kenya    | QOL | 23  Luulyo 2017  —Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay fureyso sohdinta ay la wadaagto Soomaaliya  kaddib markii uu geeriyooday Wasiirkii amniga gudaha Kenya oo lahaa Hindisaha lagu xiray Sohdinta.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo shalay ololaha doorashada ka waday Mandheera ayaa Soomaalida Kenya ugu baaqay in ay doortaan madax ku matali karta Kenya.

Waxaa uu Mr Uhuru ku baaqay in Dadka Soomaali Kenyaanka ah ay codkooda siiyaan musharrixiinta Xisbigiisa ee Jubilee oo tartan adag kala kulmaya Isbaheysiga Mucaaridka ah ee NASA oo uu musharrax madaxweyne u yahay Ra’islawasaarihii hore ee Kenya Rail Odinga.

Dowladda Kenya ayaa dagaal adag kula jirta Al-shabaab,waxaana ay xirtay xadka Soomaaliya kaddib markii ay sheegtay in weerarrada Al-shabaab ee gudaha Kenya laga soo abaabulo gudaha Kenya.

 

Xafiiska Wararka |  Qaranimo Online | kenya 

___________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment