2754 Views

Maxaa Kala HaystaG/ Shacabka Iyo Maxakamada sarre ee Dalka

Maxaa Kala HaystaG/ Shacabka  Iyo Maxakamada sarre ee Dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | 23 Luulyo 2017  —Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale Maxkamadda Sare ee dalka ayaa waxa ay isku khilaafsan yihiin ku celinta kuraasta 8 Xildhibaan oo lagu eedeeyay in ay kusoo baxeen Hanaan ka baxsan Sharciga doorashadda.

Warqad horay uga soo baxday Maxkamadda Sare ayaa lagu sheegay in dib loogu laabto kuraasta sideedaasi Mudane, laakiin kulan ay shalay ku yeesheen Muqdisho Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayay ku laaleen Go’aanka Maxkamadda Sare.

Xalay Warqad kasoo baxday Maxkamadda Sare ayaa lagu Amray Hay’addaha fulinta ay fuliyaan Amarkii Maxkamadda Sare , baarlamaankana aysan khuseyn ku laabashadda Sideedaasi Xildhibaan.

Arintaani ayaaa waxa ay abuuri kartaa isfahawaa balaaran oo soo kaladhaxgala baralamaank iyo maxakamada sarre ee dalka iyo doona ay walacaa xoogan ay ka muujinayaan falanqeeyaasha siyaasadeed xalada hada soo ifabaxaysa

aaassdd

 

Xafiiska Wararka |  Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment