2868 Views

Itoobiya, xaggee u wadaa Maraakiibta ay soo iibsatay “Yaab”!!

Itoobiya, xaggee u wadaa Maraakiibta ay soo iibsatay “Yaab”!!
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | 27 July 2017— Wararka la yaab leh ee na soo gaaray, ayaa sheegaya in Dowlada Itoobiya ay xariga ka jartay meel fagaara ah oo lagu soo bandhigay Maraakiib cusub taas oo ka dhacday dekada caalamiga ah ee dalka Jabuuti!

Dad soomaaliyeed oo kala duwan, ayaa is weydiinaya halka la geeyn doono Maraakiibtaan cusub maadaama la wada ogyahay in dalka Itoobiya uusan leheen Bad ama wax xeeb ah, dadkoodana ay dabaasha ku liitaan oo la ogyahay!

Dowlada Itoobiya ayaa lagu tiriyaa dalalka fara ku tiriska ah ee ka faaideystay colaada iyo is qab qabsiga Soomaalida , waxeeyna u talisaa inta badan Maamul Goboleedyada Soomaalida kuwaas oo isu haaysta in aysan noolaan karin Itoobia la’anteed.

Arrintaan oo salka ku haysaa qaadashada Federalka, ku dhaqanka 4.5, iyo Madaxweyne-yaasha been abuurka ah, ayan la ogeeyn meesha ay Soomaaliya salka dhigi doonto.

Bal hoos ka daawo muuqaalkan:

.

W/Q: Ali Omar Ghedi

Xafiiska Wararka |  Qaranimo Online | Muqdisho 

______________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment