2592 Views

Dhagayo :-shacabka Ka Soojeeda Maamulka Putland Oo Baaq Horleh loodiray

Dhagayo :-shacabka Ka Soojeeda Maamulka Putland Oo Baaq Horleh loodiray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 29, 2017 –Madxweyne  ku xigeenka maamulkan putland cabdi xakiin cabdulaahi xaji cumar cameey ayaa sheegay in loo baahan yahay in ganac satada soomaaliyed looga baahan yahay in ay maalgashi ku sameeyaaa deegaanadooda

waxa uuna intaa raacasaday madxweyne xigeenka maamulka putland in ay arintaasi ay ka shaqayndoonaan hadii ay yihiin maamulka putland

sidoo kale maddxweyne ku xigeenka maamulka putlaand ayaa waxa uu ugdanbeyntii uu u sheegay shacabka reer putland in ay waqtigoodu meela muhiim ah ay ku bixiyaan ayna iska dhaafaan waxyaanbaha maalaayacniga

Hadalkan ayaa wax uu imanayaa iydoo dhawaan la shaaciyey in maamulka putlaand malgashi lagu sameeysan karo

Halkan Hoose Ka Dhagayso 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment