2409 Views

Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya oo ku baaqay in la dhiso Xisbiyada Dalka

Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya oo ku baaqay in la dhiso Xisbiyada Dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 29, 2017 Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiso Axsaab Siyaasadeed.

Waxa uu xusay in lagama maarmaan ay tahay dhameystirka Sharciyada ay ku dhaqan geli lahaayeen Axsaabta Siyaasadda.

Sidoo kale waxa uu sheegay in loo baahan yahay in dalka uu ka gudbo nidaamka Qabaa’ilka oo uu u gudbo nidaamka Axsaabta.

Waxa uu sidoo kale xusay in Siyaasiyiinta ay xaq u leeyihiin in ay sameystaan Xisbiyo sidaasi darteedna loo baahan yahay in la dadaajiyo Axsaabta Siyaasadda.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment