2640 Views

DEG–DEG:—24 Wasiir Oo Lamagacaabay

DEG–DEG:—24 Wasiir Oo Lamagacaabay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | July 30, 2017–Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Magaalada Baydhaba kaga dhawaaqay isu shaandheyn uu ku sameeyay golaha Wasiirrada maamulkiisa.

Isku shaandheyntan oo la hadalhayay 24kii saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa ay dhacday daqiiqado ka hor waxaana uu magacaabay Gole Wasiir oo ka kooban 24 Wasiir,24 Wasiir ku xigeen iyo 5 Wasiiru dowle.

Golihii hore ee Wasiirrada maamulka Koofur Galbeed ayaa lagu eedeeyay in ay shaqo gudan waayeen sidoo kalena la waayay mushaarkii wasiirrada iyo shaqaalaha wasaaradaha Maamulka Koofur Galbeed.

Wasiirrada aya markii hore la qorsheynayay in laga dhigo 18 Wasiir waxaase ka biya diiday beelaha qaar taas oo sababtay in ay dub u dhacdo isku shaandheynta oo shalay la qorsheynayay.

 

888888888888

888888888888

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment