2679 Views

Sawiro:-Wasiir Katirsan DF Oo Gaaray Suudaan

Sawiro:-Wasiir Katirsan DF Oo Gaaray Suudaan
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  August 1, 2017—Wasiirka Wasaaradda waxbasharadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa gaaray Magaalada Khartum ee Caasimadda Suudaan.

Wafdiga Wasiirka ayaa waxaa ka mid ahaa  lataliyaha Wasiirka Tacliinta Sare, Dr. Cali Sheekh Axmed Abubakar, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tacliinta sare Ismaaciil Yuusuf Cusmaan .

Ujeedka ay u gaareen dalka Suudaan ayaa lagu sheegay in ay tahay in dowladda Suudaan ay kala hadlaan deeqaha waxbasho ee ay siiyaan Ardeyda Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa inta uu jooggo Sudaan la kulmi doono Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Suudan.

 

a2 w1 w3

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment