2769 Views

Wasiirka Amniga oo dalab u dirtay Beelihii ku dagaallamay Sh/Dhexe

Wasiirka  Amniga oo dalab u dirtay Beelihii ku dagaallamay Sh/Dhexe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  August 1, 2017— Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa beelihii ku dagaalamay Gobolka Sh/Dhexe ugu baaqay in ay heshiiyaan.

Wasiirka ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in beelahaasi ay heshiiiyaan isla markaana ay si wadajir ah ugu shaqeeyaan midnimada iyo Nabadeynta Gobolka Sh/Dhexe.

Waxa uu tilmaamay in shirka dib u heshiisiin ee uu shalay ka furan Jowhar in uu siii socon doono inta ay ka heshiinayaan beelaha wada dega Gobolka Sh/Dhexe ee Colaada ka dhaxeysa.

Wasiirka ayaa xusay in Xukuumada Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay ka shaqeyso dib u eshiisiinta beelaha wada dega Gobolka Sh/Dhe

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment