2631 Views

AKHRISO:-Wasiiro Goor Dhow Lagu Dhawaaqay

AKHRISO:-Wasiiro Goor Dhow Lagu Dhawaaqay
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | 07  August 2017—Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali gaas  ku dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee golaha wasiirada Puntland.

Wasiirada lagu dhawaaqay ayaa ka kooban 20 Wasiir, 20 Wasiir ku xigeen iyo 13 Wasiir dowle.

Liiska wasiirada :

  1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
  2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
  3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
  4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
  5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
  6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
  7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
  8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
  9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
  10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
  11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
  12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
  13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
  14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
  15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
  16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
  17. Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
  1. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
  2. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
  3. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment