2439 Views

Maamulka G/Banadir Oo Sheegay Arin Muhiim U ah Shacabka Reer Muqdisho

Maamulka G/Banadir Oo Sheegay Arin Muhiim U ah Shacabka Reer Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | 07  August 2017—Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka Go’an tahay soo celinta kalsoonida Shacabka ay ku qabaan dowladdooda.

Wax uu sheegay in dowladda Soomaaliya gaar ahaan Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya laamaha amniga ay ku dadaalaayaan sidii loo sugi lahaa amniga balse Shacabka Reer Muqdisho dhankooda laga doonayo in ay Ciidamada la Shaqeeyan.

Hadalkaan ayaa gudoomiye Thaabit waxa uu ka sheegay Munaasabad shalay ka dhacday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir taas oo loogu magac daray kulanka Hiigsiga Caasimadda.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________

.
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment