8994 Views

Maxaa Ka Taqaan Badeecooyinka laga helo dalka ee dibadda laga soo dhoofiyo ?

Maxaa Ka Taqaan Badeecooyinka laga helo dalka ee dibadda laga soo dhoofiyo ?
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | 07  August 2017—Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya joojinta Cuntooyinka laga helo dalka ee dibadda laga soo dhoofiyo.

Cuntooyinkaas oo kala duwan ayaan sheegeynaa qaar ka mid ah iyo Waddamada laga keeno ,waxaana ay kala yihiin.

1-Yaanyo. Hadda Imaaraatka ayaa laga keenaa.

2-Daango. Hadda Mareykanka ayaa laga keenaa.

vvvvvvvvvvvvvv

.

3-Galleey.Hadda Mareykanka ayaa laga keenaa.

4-Massago. Hadda Mareykanka ayaa laga keenaa.

5-Basal Baar.Hadda Yemen ayaa laga keenaa.

6-Moos.Hadda Turkiga ayaa laga keenaa.

7-Digir Fuul. Hadda Sudan ayaa laga keenaa.

8-Malabka. Hadda Carabta ayaa laga keenaa.

9-Seytuun.Hadda Spain ayaa laga keenaa.

10-Bariis. Hadda Hindiya ayaa laga keenaa.

11-Sokor. Hadda Brazil ayaa laga keenaa.

12-Caano Booraha. Hadda New Zealand ayaa laga keenaa.

13-Ukunta. Hadda Kenya iyo Brazil ayaa laga keenaa.

14-Malaayga/Kalluunka. Hadda Thailand ayaa laga keenaa.

15-Xawaajiga; Wadanka laga keeno ma ogaan.

16-Cabitaanada Sajalka ah: Hadda Carabta ayaa laga keenaa.

kkkkkkkkkkkkkkkk

17-Uunsiga. Hadda Imaaraatka ayaa laga keenaa.

18-Oomada iyo Saabuunta: Hadda Imaaraatka ayaa laga keenaa.

19-Bisbaas. Hadda Ethiopia iyo Hindiya ayaa laga keenaa.

nnnnnnnnnnnnnnnnn

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment