2730 Views

Wariye Lagu Xiray Garoowe

Wariye Lagu Xiray Garoowe
____________________________________________________________________________

Garoowe  | QOL | 07  August 2017—Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa ku xiray Magaalada Garowe Cumar Siciid Maxamed oo ahaa xoghayaha warfaafinta ururka MAP isla markaana ka tirsanaa Horseed Media iyo Telefishanka Somali Cable.

Ciidamada ayaa Wariyaha ka qabtay Agagaarka Madaxtooyadda Puntland, waxaana lagu xiray saldhig ku yaalla Kontoroolka Koonfureed ee Magaalada Garowe.

Laamaha Ammaanka waxa ay sheegeen in wariyaha uu soo galay Shaki, islamarkaana ay Su’aallo weydiin doonaan.

Ilaa iyo hadda Macadda sababta lagu xiray Wariye Cumar Saciid.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa Wariyeyaasha ku sugan Garowe, waxa ay la kulmaayeen tacadiyo , sida in xarig loo geysto.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Goroowe 

___________________________________________

.
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment