2703 Views

Baarlamaanka Soomaliya Oo Ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta Dalka

Baarlamaanka Soomaliya Oo Ansixiyay Sharciga Isgaarsiinta Dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  August 09, 2017 –Kulan ay Maanta yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu Ansixiyay Xeerka Isgaarsiinta Dalka oo Wasiirka Isgaarsiinta Xukumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan uu hor geeyay Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Kulanka Maanta waxaa soo Xaadiray 159 Mudane,waxaana 158 kamida ay u Codeeyeen inuu Ansax yahay Xeerka Isgaarsiinta Dalka,halka Hal Xildhibaan uu diiday.

Kulanka Maanta waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka Kowaad C/wali Sheekh Ibraahim Muudeey.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment