3546 Views

Daawo Sawirada :-Ciidamo Isku Dhafah Oo Tawabar Loo Soo Xiray

Daawo Sawirada :-Ciidamo Isku Dhafah Oo Tawabar Loo Soo Xiray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  August 09, 2017 –Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdixakiin Daahir “Saacid” ayaa tababar u soo xiray ciidamo gaaraya 100 askeri oo si wada jir ah uga shaqeynaaya amniga Gaalkayco, ciidankan ayaa si siman waxay uga kala yimaadeen Puntland iyo Galmudug.

Dhanka Kale Munaasabada Waxaa Goobjoog Ka ahaa Madxweyne Ku Xigeenada Maamulada Putland Iyo Galmudug  Iyaga Oo Sheegay In ay Ka Shaqeyndoonaa Xasilinta Amniga Magalada Galkacyo

t5

t4

t3

t2

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment