2988 Views

DHAGEYSO:- Muxuu ka yiri xildhibaan Axmed Macalin Fiqi doorashadii Cabdi Qeybdiid ?

DHAGEYSO:- Muxuu ka yiri xildhibaan Axmed Macalin Fiqi doorashadii Cabdi Qeybdiid ?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 10ka Ogosto, 2017 – Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay doorashadii dhawaan uu kusoo baxay Senatar Cabdi Xasan Cawaale ee aheyd Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal.

Dhagayso

Waxaa uu sheegay in labadii Nin ee ku tartamay Xilkaasi oo kala ahaa Cabdi Qeyb diid iyo Cabdiraxmaan Faroole ay waxbadan kala socdaan siyaasadda Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ay shaqadiiso tahay Shir Gudoominta labada Guddi ee Dastuurka ee ka kala socda Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Axmed Macalin ayaa sidoo kale xusay in uu rajeynaayo in Guddiga dastuurka ay shaqo badan qabtaan oo ay ka shaqeeyaan dhameystirka dastuurka.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment