3222 Views

Dhagayso:-Marow Khadiijo Diiriye “Waa Diyaar Qorshaha Dhismo Ee Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho”

Dhagayso:-Marow Khadiijo Diiriye “Waa Diyaar Qorshaha Dhismo Ee Garoonka  Ciyaaraha ee Muqdisho”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Ogosto 13, 2017:–Wasaaradda Dhalinyadda iyo Sports-ka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ay diyaarisay qorshihii lagu dhisi lahaa Garoonka Ciyaaraha ee stadium Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Sports-ka ayaa shaacisay in ay Dhawaan Stadium Muqdisho ks bixi donaan Ciidamadda AMISOM ee mudada Dheer ku sugnaa garoonka ciyaaraha ee Muqdisho.

Sidoo kale Wasaaradda Dhalinyaradda ayaa sheegtay in sidoo kale la dhisayo Xaruntii ugu weyneed ee Xiriirka Kubadda Cagta oo ay xustay in ay iminka Xiriirka Kubadda Cagta ay dagan yihiin Xarumo Kiro ah.

Hadakan Ka Soobaxay Wasarada Dhalinyarada ayaa imanaya iyadoo in muda ah ay Ciidamada amisom ay Fariisin u ahayd Studiom Muqdisho Oo ah Xarunta Ugu weyn Ee Xiriirka Kubada Cagata Soomaaliya

Halkan Ka dhagayso 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment