2982 Views

Sawiro:-Gudoomiyaha G/Banadir Oo Amar Horleh Lafaray

Sawiro:-Gudoomiyaha G/Banadir Oo Amar Horleh Lafaray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Ogosto 13, 2017:–ARa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray maamulka gobolka Banaadir in ay shaqaaleysiiyaan ku dhawaad 1000 qof oo ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in maanta Xafiiskiisa ay kasoo bixin doono Warqad lagu Amraayo gudoomiye Taabid in uu qabto Shaqadaasi.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ay ku bixin doonto shaqaaleysiinta dhalinyaradda Soomaaliyeed meelwalba oo ay jooggaan.

Xasan Cali Kheyre ayaa  tilmaamay in sidoo kale dowlad goboleedyadda lagu Amri doono in ay shaqaaleysiiyaan dhalinyaradda Soomaaliyeed.

b k n t v vb

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment