2637 Views

Akriso Liiska Wasiiro goor dhow lamagacaabay

Akriso Liiska Wasiiro goor dhow lamagacaabay
____________________________________________________________________________

Liiska Wasiirada Galmudug

  1. Mudane Cabdi Maxamed Cabdi  –   Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka
  2. Mudane Maxamed Xayir Nuur   –   Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose
  3. Mudane Saciid Siyaad Shirwac   –   Wasiirka Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha
  4. Mudane Cismaan Ciise Nuur “Taar-dhuleed”   –   Wasiirka Amniga
  5. Mudane Mursal Cabdiraxamaan Axmed   –   Wasiirak Awqaafta iyo Diinta
  6. Mudane Xasan Maxamed Warsame   –   Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
  7. Mudane Daahir Xasan Xuseen   –   Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryenta
  8. Mudane Cabdiqaadir Cabdullaahi Warsame   –   Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha.
  9. Mudane Maxamuud Aadan Cismaan   –   Wasiirka Warfaafinta iyo dhaqanka
  10. Mudane Cabdulaahi Cali Maxamed   –   Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka.
  11. Ibraahim Xasan Guureeyee   –   Wasiirka Waxbarashada
  12. Mudane Axmed Dubad Cali   –   Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta
  13. Mudane Axmed Dhiblaawe Casir   –   Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha
  14. Mudane Maxamed Xuseen Maxamed   –   Wasiirka Bii’ada, Dhirta iyo Daaqa.
  15. Marwo Naciimo Maxamed Maxamuud   –   Wasiirka Caafimaadka
  16. Marwo Hodan Cabdullaahi Shire   –   Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Xaquuqda Aadanaha.
  17. Mudane Axmed Mire Cali   –   Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
  18. Mudane Cali Yuusuf Xuseen   –   Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayarha
  19. Mudane Cawil Xirsi Xasan   –   Wasiirka Biyaha iyo Korontada
  20. Mudane Maxamed Aadan Qalab Xoor   –   Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka bada
  21. Marwo Sahro Colaad Cabdi   –   Wasiirka Qurbo joogta iyo Dhiiri gelinta maalgeshiga
  22. Mudane Shire Xirsi Maxamed   –   Wasiirka Gargaarka iyo Daryeelka Naafada

Goor dhow la soco Magacyada Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha la magacaabay.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment