2304 Views

Labo Markab oo isku dhacay dekadda Berbera

Labo Markab oo isku dhacay dekadda Berbera
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 21 August 2017 – Dekadda Magaalada Berbera waxaa xalay isku dhacay Labo Markab oo ku xirtay Dekadda Magaaladaas,waxaana ka dhashay khasaare kooban.

Labada Markab ee isku dhacay ayaa midkood waxaa uu ahaa mid Ganacsi halka kan kalena uu Dekadda u yimid in uu ka qaado Xoolaha Xajka Sanadkan.

Markabka CMA Keylas oo ah kuwa qaada Konteenaradda iyo markab Xoolo ka qaadi lahaa Dekadda ayaa isku dhacay,waxaana labada Markab gaaray khasaare kooban.

Markabka Konteenarrada qaada ayaa ka duleeshamay qeybta Shidaalka ama Salbatooyada,halka kii Xolaha u cosday uu dalooshamay qeybta miisaanka Biyaha

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment