2631 Views

Siyaasi Xasan Xaaji oo taageeray hadal dhawaan ka soobaxay Xildhibaanada BFS

Siyaasi Xasan Xaaji oo taageeray hadal dhawaan ka soobaxay Xildhibaanada BFS
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  22  August 2017 — Siyaasiga Xasan Xaaji Ibrahim Oo ka mid ah Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya isla markaana mar soo Noqdey Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlaayey Kullan Lagu taagyeerayey Hadalo kuluul oo dhawaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Federaalka Somalia ay u jeediyeen Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo ahaa inuu iscasilo ka dib markii ay ku eedayeen Waxqabad la’aan iyo Dastuur Ku Tumusho.

Siyaasiga ayaa sheegey ayaa kullanka ka sheegey in Shariif Xasan Sheekh Aaden .Koonfur Galbeed Soomaaliya uu ku Joogo Ciidamada AMISOM, isla markaana aysan ku Joogin Rabitaanka Bulshada Rayidka Isagoona Sidoo kale Amaanay  5 Mudnane oo  ka tirsan BFS Oo lagu soo doortey Koonfur Galbeed oo ku baaqay in la rido ama Oo Uu Iscasilo Shariif Xasan Sheekh aadan Oo Ah Madxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed soomaaliya

03 05 01 02

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment