2472 Views

AKHRISO: Safiirada Soomaalida oo loo diiday iney la hadlaan Warbaahinta

AKHRISO: Safiirada Soomaalida oo loo diiday iney la hadlaan Warbaahinta
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September  3, 2017 –Dowladda Soomaaliya ayaa Amar la mid ah midkii lagu soo rogay Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in marka ay doonayaan in ay warbaahinta la hadlaan in ay ogolaansho kasoo qaataan  Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha kusoo rogtay dhammaan Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu amray Madaxda & Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha dibadda in aysan la hadlin  warbaahinta ogolaansho la’aan.

Warqadda ayaa lagu sheegay in ay waajib tahay in Safiiradda ay Ogolaansho ka qaataan Wasaaradda Arrimaha dibadda marka ay hadlayaan.

bbbbb

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment